Taliyaha Ciidanka Booliiska Somalia oo la kulmay dhigiisa Dan Munyuza (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Boliiska Rwanda S/Gaas, Dan Munyuza, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xarunta Taliska Boliiska Rwanda, ee Kigali Dhiggiisa Somalia S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) Taliyaha Boliiska Rwanda Dan Munyuza ayaa u muujiyay  dhiggiisa Somalia sida ay uga go’an tahay in ay sii horumariyaan wadashaqeynta labada hay’adood ee fulinta sharciga iyada oo loo … Continue reading Taliyaha Ciidanka Booliiska Somalia oo la kulmay dhigiisa Dan Munyuza (Sawirro)